HIIL
Dhaxal
Daawo
Luqadda · Language
Soomaali
English
العربية
Français
Italiano
Deutsch
Svenska
Norsk
Gabayada
Gabayga Guba: Qaybta 10aad
Ismaaciil Mire
Waxaa haddana ku soo biraay silsiladda Darwiishkii waynaa Ismaaciil Mire.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Dalka iyo Deegaanka
Beeraha Baladwayne
Beledweyne
Beeraha moosku ka baxo ee Baladwayne, Hiiraan.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Codka shid
Dalka iyo Deegaanka
Jasiiradda Kooyaame
Jasiiradaha Bajuuni
Jasiirad aad u qurux badan oo ku taal Degmada Badhadhe, oo 45 km koofur kaga beegan Kismayo.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Hiddaha iyo Dhaqanka
Islaam
Dhaqanka Soomaalida iyo mabaad'iida diinta Islaamka ayaa isla jaanqaaday, waxayna keentay in 100% Soomaalida ay Muslim noqoto.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Dalka iyo Deegaanka
Xoolaha Soomaalida
Xoolaha ay Soomaalidu dhaqato waxaa loo qaybiyaa afar mees(afarta maal-adduunyo) kuwaas oo kala ah: Geela iyo Lo'ada la isku yiraahdo Ishkin; Idaha iyo Riyahana oo la isku yiraahdo Ari.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Hiddaha iyo Dhaqanka
Labis Dhaqameed
Waa labiska muujinaya hiddaha soojireenka ah ee Soomaalida.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Hoos u dhaadhac