SawirroGobolada Soomaaliya
Dalka iyo Deegaanka
Taariikhda
Laas Geel waa goob taariikhi ah oo ilaa hada ay kamuuqdaan qoraaladii iyo sawiradii lagu sawiray ka hor taariikhda. Waxay ka turjumaysaa ilbaxnimadii Soomaalidii hore. Waxay ku taallaa duleedka Hargaysa.

Booqo Soomaaliya
Socdaal ama cilmi-baaris ma u jeeddaa? Baro dadka, caadooyinka, xilliyada iyo goobaha taariikhiga ah ka hor intaadan imaan.
Travelling or researching? Learn about the people, customs, seasons and heritage sites before you go.
Akhri hagaha · Read the guideNagu Saabsan
Soomaalidii hore waxay nooga tageen taariikh quruxsan. Waxaan fursad u haysannaa inaan mid ka qurux badan uga tagno jiilalka dambe.
Faahfaahin