HIIL
Dhaxal
Daawo
Luqadda · Language
Soomaali
English
العربية
Français
Italiano
Deutsch
Svenska
Norsk
Gabayada
Guba: Qaybta 13aad
Salaan Carrabey
Waxaa gabayga Guba markaan ku soo biiray Salaan Carrabey oo Habar Jeclo ah.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Dalka iyo Deegaanka
Beeraha Baladwayne
Beledweyne
Beeraha moosku ka baxo ee Baladwayne, Hiiraan.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Codka shid
Dalka iyo Deegaanka
Gobolada Soomaaliya
Kala baro magacyada iyo halka ay ku yaaliin gobolada Soomaaliya
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Taariikhda
SYL(Somali Youth League)
SYL oo ahaa urur dhalinyaro oo ujeedkiisu ahaa in dalka laga sifeeyo guumeystaha gabi ahaanba. 13 dhalinyaro ayaa aasaastay 15 May, 1943.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Hiddaha iyo Dhaqanka
Dhiil
Waa weel ay Soomaalida reer miyiga u isticmaalaan in lagu kaydiyo caanaha. Marka hore culay(qiiq gaar ah) ayaa lagu nadiifiyaa/carfiyaa.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Taariikhda
Jaalle Maxammed Siyaad Bare
Maxaa lagu xasuustaa Madaxwayne Siyaad oo u dhaxal umadda Soomaliyeed kaga tagay innagoo ka eegaynna dhinaca togan. Muuqaalka daawo.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Codka shid
Hoos u dhaadhac