Dhaxalka Jiilka Maanta iyo Kuwa Berri.

Kaalay iska arag!

Goobwayn
Goobwayn

Goobwayn

Goobweyn waa deegaan magaalada Kismaayo u jira 15 km dhinaca waqooyi, waxaana mara dhulbaraha(Equator). Waxay caan ku tahay qurux iyo iney tahay meesha uu Wabiga Juba kaga daro Badwaynta Hindiya.

Jubbaland, Soomaaliya

La Wadaag