HIIL
Dhaxal
Daawo
Luqadda · Language
Soomaali
English
العربية
Français
Italiano
Deutsch
Svenska
Norsk
Dalka iyo Deegaanka
Goobwayn
Kismaayo
Goobweyn waa deegaan magaalada Kismaayo u jira 15 km dhinaca waqooyi, waxaana mara dhulbaraha(Equator). Waxay caan ku tahay qurux iyo iney tahay meesha uu Wabiga Juba kaga daro Badwaynta Hindiya.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Codka shid
Dalka iyo Deegaanka
Beeraha Baladwayne
Beledweyne
Beeraha moosku ka baxo ee Baladwayne, Hiiraan.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Codka shid
Gabayada
Guba: Qaybta 1aad
Cali Dhuux Aadan
Kolkii ay muddo ka soo wareegatay gabaygiisii "Cartaneey Camuud layska qaad...", wuxuu Cali-Dhuux Aadan raaciyay gabay ah: "Doqonkii Ogaadeen ahaa, Doollo laga qaadye". Tixdaasna, waxay furtay Silsiladdii GUBA.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Dalka iyo Deegaanka
Xoolaha Soomaalida
Xoolaha ay Soomaalidu dhaqato waxaa loo qaybiyaa afar mees(afarta maal-adduunyo) kuwaas oo kala ah: Geela iyo Lo'ada la isku yiraahdo Ishkin; Idaha iyo Riyahana oo la isku yiraahdo Ari.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Taariikhda
SYL(Somali Youth League)
SYL oo ahaa urur dhalinyaro oo ujeedkiisu ahaa in dalka laga sifeeyo guumeystaha gabi ahaanba. 13 dhalinyaro ayaa aasaastay 15 May, 1943.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Hiddaha iyo Dhaqanka
Waayaha Caruurta Soomaaliyeed
Muuqaallo muujinaya adkaysiga, kartida iyo hammiga dhalinta Soomaaliyeed.
Waan jeclahay
La wadaag
Faahfaahin
Hoos u dhaadhac