HIIL

Gabayada

Gabayga Guuguule

Ismaaciil Mire · Sawirro

Ku saabsan

Waa xilli ay dalkii ka dhacday abaar aad u daran. Ismaaciil oo iska harsanaya geed baa wuxuu la yaabay guuguule geedka dushiisa saarnaa oo joojin waayay guuguudii. Gabaygaan ayuu kula hadlay sidii inuu fahmayo!