Logo
LogoHiilDhaxal.
GurigaNagu SaabsanContactRug BandhigQormoTaageer Mashruucaan
LogoHiilDhaxal
GurigaNagu SaabsanContactRug BandhigQormoTaageer Mashruucaan
logoHiilDhaxal

Waxaannu ku faanaynaa Soomaalinimada, haddaa nahay
jiilka maanta iyo kuwa berri.

Trustpilot
/images/Footer/facebook.svg
/images/Footer/insta.svg
/images/Footer/twitter.svg

+254729111768

[email protected]

Bogga

  • Ku saabsan
  • Taariikhda
  • Dhaqanka
  • Farshaxanka
  • Cuntada

Xiriir

  • Nala soo xiriir
  • Tabarucaad
  • Iskaashi
  • Warbaahinta
  • FAQ

Wax-kale

  • Maktabadda
  • Muuqaalada
  • Dhacdooyinka
  • Waxbarashada

@2025 - HiilDhaxal: Iska-U-Samee Mashruuc ❤️ Mohamed Shacab

Privacy policy

Terms & conditions

Ilaalinta Dhaxalka Soomaaliyeed.

12
3
4

Aan ilaalinno dhaxalka Soomaaliyeed!

Raadi oo ka bogo kaydkeenna

Property Image

Meshuu ka Bilowday Gabaygii Guba

Silsiladda Guba, waxaa bilaabay Cali-Dhuux Aadan oo Harti, Dhulbahante ahaa. Ceel ceelasha Doollood ka mid ah oo “Cammuud“ la yiraahdo ayuu geeyey hal (geel) lagu magacaabi jiray Cartan. Waxaa halkaa ka cabbayay niman Habar Yoonis ahaa.

Gabyaa Cali Dhuux Aadan

Property Image

Gabay: Gunburo

Waxaa la sheegay Ismaaciil Mire iyo wadaygiis Xaaji Mohamed Cawl inay reer ku soo hoydeen. Hadal qof dumar ah oo reerka joogtay ay ku tiri Ismaaciil ayuu aad uga xumaaday, gabaygaan ayuuna ka tiriyay.

Darwiish Gabyaa Ismaaciil Mire

Property Image

Gabayga Guuguule

Waa xilli ay dalkii ka dhacday abaar aad u daran. Ismaaciil oo iska harsanaya geed baa wuxuu la yaabay guuguule geedka dushiisa saarnaa oo joojin waayay guuguudii. Gabaygaan ayuu kula hadlay sidii inuu fahmayo!

Halgamaa Abwaan Ismaaciil Mire

Property Image

Boqortooyadii Cadal

Cadal waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed oo qarnigii 15aad ilaa 16aad ka talinaysay Geeska Afrika, siiba dhulka maanta loo yaqaan Soomaaliya, Jabuuti, Eriteeriya iyo qaybo badan oo ka mid ah Itoobiya. Waana Boqortooyadii uu hoggaaminayay abaanduulihii caanka ahaa Imaam Axmed Gurey(AUN). Make Somalia Great Again!

Geeska Afrika

Property Image

Xeer Ciise

Xeer ciise waa qanuun bulsheed ay leedahay beelweynta Ciise oo ka mid ah qabaailka ugu tunka weyn Geeska Afrika. Xeer ciise waxa lagu tilmaama in uu yahay midka ugu raadraaca dheer xeerarka bulshooyinka Geeska Afrika. Waana qanuun kala hagaya khilaafka Ciisaha dhexdiisa iyo bulshooyinka ay oodwadaagta yihiin. Dhawaan ayay hay'adda UNESCO u aqoonsatay Xeerkaan dhaxal ay bini'aadamku leeyihiin.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Waayaha Caruurta Soomaaliyeed

Muuqaallo muujinaya adkaysiga, kartida iyo hammiga dhalinta Soomaaliyeed.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Xeebaha Soomaaliya

Soomaaliya waa waddanka ugu xeebta dheer qaaradda Afrika.

Soomaaliya

Property Image

Labis Dhaqameed

Waa labiska muujinaya hiddaha soojireenka ah ee Soomaalida.

Hiddo iyo Dhaqan

Property Image

Jawi Baashaal

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo farxadda ku qaybsanaya rays qabow iyo xeebaha badda. Waddanka Nabad Allow nooga dhig.

Baashaal Time

Property Image

Qaaciga

Qaacigu waa hees caadi ah oo loo tumayo kaban ama gitaar, durbaan iyo sacab kali ah. Eeg Barnaamijka Qaaci Show, Astaan Music.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Buraanbur

Waa ciyaar dhaqameed laga tumo aroosyada Soomaalida. Waxaa soo bandhiga dumarka.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Cunto Soomaali

Cunto Soomaaliga waxaa ka mid ah cuntada hiddaha iyo dhaqanka, casuumadaha, cuntada maalin kasta la isticmaalo iyo dhammaan raashiinka dadka Soomaalidu isticmaalaan sida hilibka, sukhaarka, bariiska, baastada, canjeerada, iwm.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Islaam

Dhaqanka Soomaalida iyo mabaad'iida diinta Islaamka ayaa isla jaanqaaday, waxayna keentay in 100% Soomaalida ay Muslim noqoto.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Tartan Farshaxan

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka qaybgalaya tartan farshaxaneed lagu maamuusayay "U Dabaaldegga Kala Duwanaanshaha Nolosha Soomaaliyeed."

Madxafka Qaranka Soomaaliyeed

Property Image

Quful

Waa quful ka samaysan alwaax oo ay Soomaalidii hore isticmaali jireen. Xuquuqda sawirka : Horn Heritage

Soomaaliya