Logo
LogoHiilDhaxal.
GurigaNagu SaabsanContactRug BandhigQormoTaageer Mashruucaan
LogoHiilDhaxal
GurigaNagu SaabsanContactRug BandhigQormoTaageer Mashruucaan
logoHiilDhaxal

Waxaannu ku faanaynaa Soomaalinimada, haddaa nahay
jiilka maanta iyo kuwa berri.

Trustpilot
/images/Footer/facebook.svg
/images/Footer/insta.svg
/images/Footer/twitter.svg

+254729111768

[email protected]

Bogga

  • Ku saabsan
  • Taariikhda
  • Dhaqanka
  • Farshaxanka
  • Cuntada

Xiriir

  • Nala soo xiriir
  • Tabarucaad
  • Iskaashi
  • Warbaahinta
  • FAQ

Wax-kale

  • Maktabadda
  • Muuqaalada
  • Dhacdooyinka
  • Waxbarashada

@2025 - HiilDhaxal: Iska-U-Samee Mashruuc ❤️ Mohamed Shacab

Privacy policy

Terms & conditions

Ilaalinta Dhaxalka Soomaaliyeed.

1
2
34

Aan ilaalinno dhaxalka Soomaaliyeed!

Raadi oo ka bogo kaydkeenna

Property Image

Farta Cismaanya

Waa far alifbeeto loo sameeyay si loogu qoro Af Soomaaliga qiyaastii 1920kii. Waxaa sameeyay Osman Yussuf Keenadiid. Hadda waxaa Af Soomaaliga lagu qoraa farta Latin ka oo dowladdi Kacaanka ay dhaqangalisay.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Ereyo culus

Afkaaga baro oo xooji isticmaalkiisa.

Afka Hooyo

Property Image

Falkin iyo Megdayn

Agabkaan dhammaantiisa waa mid ay gacmahooda ku sameeyaan hooyooyin Soomaaliyeed. Falkinta waxaa asal u ah meyraxda geedaha qaar ama maro, halka megdaynta asalkeedu yahay maqaarka xoolaha.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Khayraadka Dalka

Qariirad iyo muuqaal muujinaya khayraadka iskugu jira macdan iyo beeraha ee bad iyo barri.

Soomaaliya

Property Image

Aagaan

Waa weel ay Soomaalida reer miyiga u isticmaalaan in lagu soo shubto caanaha. Sidoo kale waxay u isticmaalaan ciirta in lagu lulo.

Gayiga Soomaalida

Property Image

Dhiil

Waa weel ay Soomaalida reer miyiga u isticmaalaan in lagu kaydiyo caanaha. Marka hore culay(qiiq gaar ah) ayaa lagu nadiifiyaa/carfiyaa.

Gayiga Soomaalida

Your browser does not support the video tag.

Goobwayn

Goobweyn waa deegaan magaalada Kismaayo u jira 15 km dhinaca waqooyi, waxaana mara dhulbaraha(Equator). Waxay caan ku tahay qurux iyo iney tahay meesha uu Wabiga Juba kaga daro Badwaynta Hindiya.

Jubbaland, Soomaaliya

Property Image

Laas Geel

Laas Geel waa goob taariikhi ah oo ilaa hada ay kamuuqdaan qoraaladii iyo sawiradii lagu sawiray ka hor taariikhda. Waxay ka turjumaysaa ilbaxnimadii Soomaalidii hore. Waxay ku taallaa duleedka Hargaysa.

Somaliland, Soomaaliya

Property Image

Xoolaha Soomaalida

Xoolaha ay Soomaalidu dhaqato waxaa loo qaybiyaa afar mees(afarta maal-adduunyo) kuwaas oo kala ah: Geela iyo Lo'ada la isku yiraahdo Ishkin; Idaha iyo Riyahana oo la isku yiraahdo Ari.

Gayiga Soomaalida

Property Image

KOOFIL

Markay taariikhdu ahayd 1913kii ayey Daraawiishi ku duushay Ingiriis. Kaddib markii dagaalka lagu jabiyay Ingiriiska iyo huwantii la socotay ayuu Sayidku tiriyay gabayga soo socda oo uu Koofil(Richard Corfield) ku hal qabsaday.

Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

Property Image

Guba: Qaybta 5aad

Waa qayb kaloo ka mid ah silsiladda gabaygii caan baxay ee Guba.

Gabyaa Cali Dhuux Aadan

Property Image

Guba: Qaybta 4aad

Waa Qamaan Bulxan oo mar labaad ku soo laabtay silsiladda gabaygii Guba.

Qamaan Bulxan

Property Image

Guba: Qaybta 3aad

Qaybtaan oo ka mid ah silsiladda gabayga Guba waxaa tiriyay Maxamed Fiin [Habar Yoonis]

Maxamed Fiin

Property Image

Guba: Qaybta 2aad

Qaybtaan oo kamid ah silsiladda gabayga Guba waxaa tiriyay Qamaan Bulxan, waxayna jawaab u tahay qaybta 1aad oo uu tiriyay Cali-Dhuux.

Gabyaa Qamaan Bulxan

Property Image

Guba: Qaybta 1aad

Kolkii ay muddo ka soo wareegatay gabaygiisii "Cartaneey Camuud layska qaad...", wuxuu Cali-Dhuux Aadan raaciyay gabay ah: "Doqonkii Ogaadeen ahaa, Doollo laga qaadye". Tixdaasna, waxay furtay Silsiladdii GUBA.

Gabyaa Cali Dhuux Aadan