Raadi oo ka bogo kaydkeenna
Waa quful ka samaysan alwaax oo ay Soomaalidii hore isticmaali jireen. Xuquuqda sawirka : Horn Heritage
Soomaaliya
Jasiirad aad u qurux badan oo ku taal Degmada Badhadhe, oo 45 km koofur kaga beegan Kismayo.
Jubbada Hoose, Soomaaliya
Mid kamid ah qalcadihii ay isticmaali jirtay Saldanadii Majeerteeniya
Puntland, Soomaaliya
Waa Masaajid la dhisay qarnigii 17-aad ee ku yaal magaalada Xaafuun ee
Gobalka Bari, Somaaliya