HIIL

Farshaxanka

Falkin iyo Megdayn

Sawirro

Ku saabsan

Agabkaan dhammaantiisa waa mid ay gacmahooda ku sameeyaan hooyooyin Soomaaliyeed. Falkinta waxaa asal u ah meyraxda geedaha qaar ama maro, halka megdaynta asalkeedu yahay maqaarka xoolaha.