HIIL

Hiddaha iyo Dhaqanka

Xeer Ciise

Sawirro

Ku saabsan

Xeer ciise waa qanuun bulsheed ay leedahay beelweynta Ciise oo ka mid ah qabaailka ugu tunka weyn Geeska Afrika. Xeer ciise waxa lagu tilmaama in uu yahay midka ugu raadraaca dheer xeerarka bulshooyinka Geeska Afrika. Waana qanuun kala hagaya khilaafka Ciisaha dhexdiisa iyo bulshooyinka ay oodwadaagta yihiin. Dhawaan ayay hay'adda UNESCO u aqoonsatay Xeerkaan dhaxal ay bini'aadamku leeyihiin.