Ku saabsan
Waxaa la sheegay Ismaaciil Mire iyo wadaygiis Xaaji Mohamed Cawl inay reer ku soo hoydeen. Hadal qof dumar ah oo reerka joogtay ay ku tiri Ismaaciil ayuu aad uga xumaaday, gabaygaan ayuuna ka tiriyay.