Ku saabsan
Silsiladda Guba, waxaa bilaabay Cali-Dhuux Aadan oo Harti, Dhulbahante ahaa. Ceel ceelasha Doollood ka mid
ah oo “Cammuud“ la yiraahdo ayuu geeyey hal (geel) lagu magacaabi jiray Cartan. Waxaa halkaa ka cabbayay niman Habar Yoonis ahaa.