HIIL

Gabayada

Guba: Qaybta 1aad

Cali Dhuux Aadan · Sawirro

Ku saabsan

Kolkii ay muddo ka soo wareegatay gabaygiisii "Cartaneey Camuud layska qaad...", wuxuu Cali-Dhuux Aadan
raaciyay gabay ah: "Doqonkii Ogaadeen ahaa, Doollo laga
qaadye". Tixdaasna, waxay furtay Silsiladdii GUBA.