HIIL

Gabayada

KOOFIL

Sayid Maxamed Cabdulle Xasan · Sawirro

Ku saabsan

Markay taariikhdu ahayd 1913kii ayey Daraawiishi ku duushay Ingiriis. Kaddib markii dagaalka lagu jabiyay Ingiriiska iyo huwantii la socotay ayuu Sayidku tiriyay gabayga soo socda oo uu Koofil(Richard Corfield) ku hal qabsaday.